Waxbarasho Casri ah oo ku saabsan IT iyo xirfado shaqo

Baro Basic Computer, Graphic Design, Programming, Networking, Cyber Security, Web Development iyo in ka badan. Ku bilow maanta si aad u gaarto himiladaada shaqo.

Xirfadaada dhis
Casharro tayo sare leh ka faaidayso
Ugu Dambayn Waad Guulaysanee
S
SahalSoftware Elearning
100+
Koorsooyin
Premium
Macalimiin
24/7
Taageero

Maxaad ku baran kartaa?

Waxaan diiradda saarnaa xirfadaha ugu baahsan suuqa shaqada

Programming

Ka baro qaabka la dhiso barnaamijyada kombiyuutarka iyo apps.

Database

Ka baro sida la maamulo macluumaadka iyo database-ka.

Networking

Ka baro sida ay u shaqeeyaan shabakadaha kombiyuutarka.

Cyber Security

Ka baro sida la ilaaliyo kombiyuutarka iyo macluumaadka.

Basic Computer

Ka baro aasaaska kombiyuutarka iyo sida loo isticmaalo.

Web Development

Ka baro sida la dhiso websites iyo web applications.

Accounting

Ka baro xisaabinta iyo maamulka dhaqaalaha shirkadda.

Forex Trading

Ka baro sida loo falanqeeyo suuqa forex si xirfad leh.

Maxaa nala doortaa?

Waxbarasho la jaanqaadaysa suuqa, Casharro kooban oo toos u gaaraya nuxurka, iyo taageero joogto ah.

Casharro Af‑Somali ah
Faham fudud iyo tusaalooyin ku habboon deegaanka.
Project‑yo dhaba
Ku dhis CV-gaaga adigoo qabanaya hawlo wax ku ool ah.
Shahaado la xaqiijin karo
Hel caddeyn dhammaystir ah markaad gaarto heerka koorsada.

Featured Courses

Eeg koorsooyinka ugu dambeeyay oo tayo sare leh

FOREX
Popular
FOREX

HALKAN KA BARO SUUQA CAALAMIGA AH EE FOREX...

4.0 (120)
FRONT-END
Popular
FRONT-END

HALKAN KA BARO COURSEKA FRONT-END GA...

4.0 (120)
BACK-END
Popular
BACK-END

HALKAN KA BARO COURSE KA BACKEND GA...

4.0 (120)
PART-3 ENGLISH INTERMEDIATE
Popular
PART-3 ENGLISH INTERMEDIATE

HALKAN KA BARO LUUQADA ENGLISH KA...

4.0 (120)
PART-2 ENGLISH ELEMENTARY
Popular
PART-2 ENGLISH ELEMENTARY

Halkan ka baro luuqada englishka...

4.0 (120)
PART-1 ENGLISH BEGINNER
Popular
PART-1 ENGLISH BEGINNER

HALKAN KA BARO LUUQADA ENGLISHKA...

4.0 (120)
Computer Networking
Popular
Computer Networking

NETWORK...

4.0 (120)
Basic Combuter
Popular
Basic Combuter

asadasdadsdasd...

4.0 (120)